Barakacayaasha ku nool duleedka bari ee Jowhar oo codsaday in gurmad Bini’aadanimo la gaarsiiyo

0
115
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacyaasha ku nool dulleedka bari ee Magaalada Jowhar ayaa codsaday in gurmad Bini’aadanimo la gaarsiiyo qoysaska ayaa markii hore waxaa xoolahodii ka laysay Abaaraha, hadana waxaa soo barakiciyay fataahadda xooggan oo ka dhacay deegaano badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here