Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Istanbuul oo kamida Deeganada DHaca Duleedka Magaalada Kismaayo oo ay ku noolyihiin Boqolaal qoys oo Barakacayaal ah Ayaa wajahaya xaalad nolal xumo ah .
Dadkaan Danyarta ah oo aan haysan waxyaabaha Nolasha Aadamaha aasaasga u ah oo uu caafimaadku ugu horeeyo ayaa sheegay in ay caruurtii wajahayso nafaqa darro iyaga oo codsada in xarumo caafimaad loo hirgaliyo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.