Barakacayaasha Kismayo oo codsaday in laga caawiyo dhanka hooyga

0
42
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose iyo deegaanada hoos yimaada waxaa degan barakacayaal aad u badan ku waas oo xiligaan wajahaya walaac ay ka qabaan qataraha ka dhalan kara roobaabka daayrta oo ka curtay qaybo ka mid deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.
Barakacayaasha degan kaamka Badar ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay san haysan hooy fiican oo ay roobka ka galaan sido kalana kaamka ay deganyihiin uu yahay mid ciriiri ah oo musqulaha iyo guryuhu ay aad isugu dhawyihiin taasna ay ka dhalan karaan cudurada faafa.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here