Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa laga dareemayaa Saamaaynta ka dhalatay dabaaylo xoogan oo xiligaan ka jira xeebaha gobolka Jubbada hoose.
Dabaaylahaan ka kacay badwaynta Hindiya ayaa si gaar ah u saameeyay dadka barakacayaasha ah ee degan kaamamka u dhow xeebaha Kismaayo ku waas oo u bacaad badan ku soo rogmaday.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.