Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xili lagu Gudo Jiro Bisha Ramadaan ayaa waxa Xalado Adag oo dhanka nolsha ahi soo food sareen dadka Barakacayaasha ah kuwaas oo aan haysan Biyo iyo raashintoona
Barakacayaashan ayaa sheegay inaysan haysan wax ay ku somaan waxayna walaac ka muujiyeen xaladooda iyaga oo rajo kagabaan hay’adaha samafalka iyo dawladuba inay caawinaad soo nagaarsiiyaan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.