Barakacayaasha Kaamka Wardheer oo Codsadey in Lala Soo Gaaro Gargaar Raashin ah 

0
186
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka Wardheer waxuu ka mid yahay kaamamka ku yaala Magaalada Kismaayo, waxaa kunool dad badan oo barakacayaal oo kasoo barakacay deegaanada u dhow degmada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here