Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kaamka Waamo-3 waxaa kunool barakacayaal ka soo barakacay deganaanada qaar ee ka dhisan dowalda gobaledka jubbland
Bulshada ku nool kaamka Waamo-3 waxaa ay ku jiraan Guryo cowshado iyo bacayaal ka sameeysan,waxayna dadka ku nool codsanayaan caawimaad.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.