Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii dowladii dhexa ee Soomaliya dad badan waxay noqdeen qaxooti dalka gudahiisa iyo dibadiisa kuwaas oo nolol adag ku nool, dadka ku nool Kaamka Towfiiq 2 waxay ubaahan yihiin helaan waxyaabo badan oo nolosha aas`aas u ah.
Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.