Barakacayaasha Kaamka Towfiq 2 ee magaalada Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
251
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli aan booqanay Xaafadda Dalxiiska ee magalada Kismaayo ayaa waxaa u kuur-galnay baahiyaha ka jira Kaamka Towfiiq-2,waxaa ay inoo sheegeen in aysan heeysanan Musqulo , Ceelal iyo Guryo ay Qorrax iyo dhaxanta ka galaan.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here