Barakacayaasha Kaamka Towfiiq 2 oo codsaday in la caawiyo

0
270

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka Towfiiq 2 waxaa kuu ka mid yahay kaamka ku yaalla magaalada kismaayo waxaa ku nool bulshada danyar ah aan heeysanin adeegyada  asaasiga u ah nolasha,
dadkan barkacaayasha ayaa waxaa ay soo barkacay degmoyinka hoos taga magalaada Kismaayo waxayna danta maciin biday in ay barakacayaal ku noqdaan Kaamka Towfiq 2 ee ku yaalla  magalaada kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here