Barakacayaasha Kaamka Saatu oo codsaday in loo hirgaliyo xarun Caafimaad

0
211
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kaamka saatu oo ka mid ah kaamamka ku yaalla magaalada kismaayo ayaa waxaa ay bulshada  codsadeen in loo dhiso xarun caafimaad.
Haweenka ku dhala kaamka ayaa waxaa ay isticmalaan u muliso dhaqameed oo mararka qaar khatar gelin karta nafta ruuxa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here