Barakacayaasha Kaamka Riiqato oo codsaday in la caawiyo

0
428

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dadka ku nool kaam Riiqato oo ku yaallo duleedka magaalada kismaayo ayaa waxay codsi u direen dowlad goboleedka Jubbaland, iyagoona sheegay in muddo hal sano ah ay ku sugan yihiin kaamka islamarkaasna  aysan helin wax gargaar ah.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here