Barakacayaasha Kaamka Madiina ee duleedka Kismaayo oo ka codsaday Hay’adaha iyo Dowladda in gargaar loo fidiyo

0
183
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah deeganada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay saameeyn ku yeelatay barakacayaashan deggan Kaamka Madiina ee duleedka magaalada  Kismaayo.
Barakacayaasha ayaa waxaa ay ku jiraan Guriyo ka sameeysan Geedo iyo Baco aan celin karin Qorraxda iyo qabowga ka jira magaalada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here