Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Soomaaliyeed ayaa ah inta badan dad ay noloshooda ku tiirsantahay tabcashada beeraha iyo dhaqashada xoolaha
Dadka ku nool Deegaanada Jubbaland ayaa kamid ah dadka saameenada ay ku reebtay abaarta iyo fatahaadaha.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.