Barakacayaasha Kaamka Hillaac ee Magaalada Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
239

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayasha Kaamka Hillaac ee magaalada Kismaayo  waxaa ku nool Qoysas dan yar ah oo ay tiradood gaareyso ku dhawaad boqol Qoys kuwasoo ay  ka soo barakacaya degaanada ku dhow degmada kismaayo,waxayna isugu jiraan Qoysas barakacayaal ah oo dalka dib ugu soo laabtay iyo kuwo sii joogay.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here