Barakacayaasha Kaamka Halgan-1 oo codsaday in Biyo la gaarsiiyo

0
280

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ka dhisan kamaam badan oo barakacayaal ah, waxaa ayna isku jiraan qaar wadanka Kenya qaxooti ku ahaa oo hataan ku nool kaamka barkacayasha ee magalada kismaayo iyo kuwa gudaha dalka ku barakacay.

Dadka kunool kaamka Halgan-1  waxa ay ku nool yihiin Guryo ka sameeysan cowshado iyo jiingado oo ay u dheertahay Biyo la’aan,sidoo kalena Musqulo aysan lahyayn,waxayna codsadeen in gargaar lala gaaro oo Biyaha ugu horeeyaan.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here