Barakacayaasha Kaamka Danwadaag ee Dhoobley oo codsaday in la caawiyo

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka barakacayaasha ah ee degan Kaamka danwadaag ee Degmada Dhoobley oo ah kaamka ugu wayn Dhoobley islamarkaana ay dagan yihiin barakacayaasha ugu badan  ayaa sheegay in ay wajahayaan daruufo  adag oo dhanka nololosha ah  oo ay ka mid yihiin caafimaad daro, shaqo la’aan iyo duruufo kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here