Barakacayaasha Kaamka Badbaado oo ka hadlay xaaladaha ka jira Kaamka

0
287
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadkii ka soo barakacay abaaraha ka jira dalka gaar ahaan deeganada Jubbaland ee soo gaaray Kismaayo ayaa wajahaya xaalad aad u adag oo dhanka nolasha ah.
Kaamka Badbaado ee magaalada Kismaayo waa meel loo asteeyey in dadka barakacayaasha ah ay ku noolaadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here