Barakacayaasha Kaamka Badar ee Kismaayo oo ka hadlay caqabadaha heysto

0
249

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka Badar oo ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa daggan barakacayaal ay tiradoodu gaarayso ilaa 200 oo Qoys,kuwaas oo muddo dheer kaamkaan deganaa.

Dadka kaamka Badar degan waxaa ay la kulmaan duruufo kala duwan kuwaas oo ay ka mid yihiin ciriiri badan oo ka jira kaamka gudihiisa maadaama ay aad isugu dhaw yihiin guryaha ay dadku deganyihiin.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here