Barakacayaasha Kaamamka Dhoobley oo Wajahaya Xaaladda Dhanka Nololsha ah

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobkii xooganaa ee watay daadadka ee ka da’ay Degmada Dhoobley iyo guud ahaanba gobolada dalka ayaa saamayno caafimaad oo kala duwan ay ka dhalatay.

Dadka Barakacayaasha ah ee daadka roobkii ku dhuftay Degmada Dhoobley ugu barakacay guryahooda islamarkaana ku barakacay kaam nimcaan oo kamid ah kaamam ku yaala degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay xaaladaha caafimaad daro ee ka jira kaamkaasi.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here