Barakacayaasha Kaam Towfiiq 2 oo codsaday in Ceelal biyood loo qodo

0
295

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo aan ku guda jirno xilli cimilada magaalada Kismaayo ay kulashay ayaa waxaa ay Haweeenka ku nool kaamka barakacayaasha  ee Towfiiq 2 ay sheegeen in ay ku yar yihiin Ceelasha biyaha,waxayna codsadeen in Ceelal biyoodyo loo qodo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here