Barakacayaasha Kaam Jibriil oo codsaday in la caawiyo

0
326
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo waxaa ku yaallo kaamam badan ku waasoo ay ku nool yihiin dad iskugu jiro barakacayaal ah iyo kuwa dan’yar ah.
Hadaba dadka ku nool kaam Jibriil ee magaalada Kismaayo ayaa ka codsaday dowlada Goboleedka Jubbaland iyo Hay’adaha samafalka in la garab istaago maadaama ay wajahaan xaalado adag.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here