Barakacayaasha Kaam Badar oo ka waramay duruufaha heeysto

0
284

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka Badar oo ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla gudaha magaalada Kismaayo ayna deganyihiin ilaa labo boqol oo Qoys oo barakacayaal ah ayaa la aas aasay sanadkii 1993 xiligaas oo uu dalka ka dhacay burbur xooggan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here