Barakacayaasha Galbeedka Kismaayo oo kawaramay baahiyaha la soo darsay

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka kunool deegaanada dhaca dhinac Galbeed ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo wajahaday dafuuro dhinac  nolasha , waxayna u baahan yihiin aadeegyada asasiga u ah nolasha iyo in lagu caawiyo qutul-duuriga nolasha.
Qaar ka mid ha haweenka kunool deegnada galbeed ee degmada Kismaayo ayaa waxay dowladda iyo hay’adaha ka codsadeen in lagu caawiyo adeegyada asasiga u ah Nolasha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here