Barakacayaasha Duleedka Goobweyn codsi u diray Dowlad Goboleedka Jubbaland

0
195

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysas ku soo barakacay Dooxa Garaseey ee duleedka Goobweyn kana soo barakacay deegaanada ay baahsan abaaraha ku dhufatay oo  codsaday in loo fidiyo gargaar deg deg ah.

Cabdi Nuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here