Barakacayaasha Degmada Deyniile oo wajahaya Biyo La’aan

0
28

Kiskaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacyaashaan oo ku nool Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho ayaa Xilligaan waxaa soo food saartay duruufo dhanka nolosha sida Biyo la’aan Hoy la’aan iyo Raashiin la’aan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here