Barakacayaasha Degan Kaamka Dabadey ee Baladweyne oo Wajahaya Xaalad Caafimaad

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan oo u badan haween iyo carruur, islamarkaana ku nool Kaamka Dabadey ee ku yaalla xaafadda Howlwadaag, gaar ahaan laanta Bacaadaha, ayaa xilligan wajahaya baahiyo adag oo dhanka adeegyada caafimaadka ah.

Kaamkan oo ku yaalla cirifka koonfureed ee xaafadda Howlwadaag ayaa gebi ahaanba ka maran xarun caafimaad sida MCH (Mother and Child Health), taas oo noqon lahayd bar bilow wanaagsan oo lagu dabooli karo baahiyaha caafimaad ee ay qabaan qoysaskan barakacayaasha ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here