Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ay saamaaysay abaarta ka jirta deegaanada Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa ku soo barakacay deegaanka Yaaq-raar ee galbeedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose,waxayna codsadeen in gargaar lala soo gaaro.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.