Barakacayaasha Deegaanka Xaaji wayne oo ka  waramay  saamaynta ee ay kala kulmi karaan roobabka

0
298
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Xaaji wayne waxaa ku nool ku dhawaaq afar boqol oo qoos ku waa soo ay si adag u saamey say abaarta daran ee ka dhacday dalka gaar ahaan abaartii ku dhufatay deeganada Jubbaland.
Dadkii daganaa deegaanka ayaa iskaaga qaxay maadaama deegaanka ay ka jirtay xaalad biya yari ah oo waxaa biyaha looga qaadi jiray dadka dagan deegaanka degmada Kismaayo oo masaafa ahaan ka fog deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here