Barakacayaasha Deegaanka Luglow oo lagu wareejiyay dhul Beereed

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa dadka barakacayaasha ah ee kunool deegaanka luglow ku wareejisay dhul bereed dhan 100 Hector oo loogu talagalay iney beertaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here