Barakacayaasha Deegaanka Istanbuul oo codsaday in ay helaan adeeg caafimaad oo deg deg ah

0
216

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka istanbuul ee waqooyiga magaalada Kismaayo  ayaa waxaa deggan barakacayaal aad u tira badan oo ka kala yimid deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland ee ay abaartu ku dhufatay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here