Barakacayaasha Deegaanka Ceeljaale oo Codsaday in laga Caawiyo baahiyaha qaar

0
171

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kumanaan qoys oo ay soo barakicisay  abaartii baahsan ee ka jirta deegaanada Jubbaland gaar ahaan gobolada Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe ayaa degan Deegaanka Ceeljaale ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here