Barakacayaasha deegaanka Ceel Jaale oo codsaday in loo dhiso guryo ay dagaan

0
175

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- barakacayaasha ku nool deegaanka Ceel Jaale ayaa ka warbixiyay duruufaha haysta waxayna hay’adaha Sama falka iyo Dowlada Jubbaland ay ka codsadeen guryo dhaama kuwa ay hada kunool yihiin.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here