Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomyaha hay’ada Barakacayaasha iyo qoxootifa dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Barakacayaasha ku dhaqan deganada Jubbaland ugu Baaqay inay iskood wax u qabsadaan Isla markaana ay isku filnaansho garaan
Gudoomiyaha ayaa Carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in isku tashiga iyo inaan gacmo shesheeye lagu tiirsanaanin
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.