Barakacayaasha dalka ku barakacay iyo kuwa dalka dibadiisa ka soo laabtay oo Ganacsiyo yaryar ka sameeystay magaalada Kismaayo

0
329

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dadkii  ka soo laabtay xeryaha qoxootiga dalka Kenya iyo kuwa  ku barakacay gudaha dalka Soomaliya ayaa waxa ay magaalada kismaayo ka sameysteen ganacsiyo yar yar, ku waa soo ay ku mareeyaan noloshooda.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here