Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaarihii soo noqnoqday iyo sidoo kale fadahaadiihii wabiga ayaa dad badan oo Soomaaliyeed ku kalifay inay ka barakacaan deegaanadoodii isla markaana ay uhayaaman deegaano kale.
Qaar kamid barakacayaasha kunool xaafadaha u dhaw xeebta ayaa ka warbixiyay bacaadka iyo saamaynta uu kuyeeshay.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.