Barakacayaasha Ceel-Jaalle oo Dowladda Jubbaland ka codsaday in Guryo loo dhiso

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka barakacayaasha ah ee ku nool Deegaanka Luglow gaar ahaan ceel Jaale oo dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa wajahaya Duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ah ku waas oo ay ka mid yihiin hooy la,aan iyo cuna yari.

Barakacayaasha ayaa degan Guryo cooshado ah oo ka samaaysan boco iyo deego la isku xir xiray ku waas oo aan gabaad adag uga noqon karin dabaaylaha,qaboowga iyo cadceedda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here