Barakacayaal soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada-hoose

0
157

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nolasha Qoysaskaan waa mid aad u adag,waxeyna Ka soo barakeceen deegaanada Waqoyiga magaalada Kismaayo,sida Sanguuni,Malayleey Siinga-Leer,waxaana dadkaan oo La hadlay Idaacadda Waamo ay codsadeen in dib u dajin loo sameeyo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here