Barakacayaal Ku nool Baladwayne oo codsaday in gargaar Gaarsiyo

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskaan oo ku nool Kaamka Ifka iyo Aakhiro Xaafada Buundoweyn laanta Doonka ee Magaalada Baladweyne ayaa xiligaan wajaha xaalado Bani’aadanimo iyadoo fooda inagu soo haysa bisha barakaysan ee Ramadaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here