Barakacayaal kunool magaalada Baydhabo oo dalbaday in lasoo gaarsiiyo adeegyo caafimaad

0
16

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xerooyinka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ee ku nool Daafaha magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jirta marwalba xaalado caafimaad oo u baahan in wax laga qabto sida Cudurada faafa, kuwaas oo halis uga jira in ka dilaaco kaamamka ay dagan yihiiin, Barakacayaasha ayaa dalbaday in lasoo gaarsiiyo adeegyo caafimaad.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here