Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacyaashaan ayaa ku nool Kaamka Laas Quran oo ku yaalo Waqooyiga Baladweyne ayaa Hey’addaha Samafalka ka codsaday in loo hirgeliyo goobo waxbarasho oo caruurtooda wax ku bartaan maadaama ay gaareen da’da Waxbarashada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.