Wararka Barakacayaal ku nool magaalada Baladweyne oo codsaday in loo hirgaliyo Musqulo By Radio Waamo - September 12, 2025 0 8 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka kumasaar xaafada kooshin ee magaalada baladweyne ayaa codsaday in loo dhiso musqulo si ay u ilaaliyaan nadaafada kaamka. Juwueyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/09/Barakacayaal-ku-nool-Baladweyne-oo-codsaday-in-loo-dhiso-Musqulo.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X