Barakacayaal ku nool Kismaayo oo lagu wareejiyay Gurayo loogu tala galay xalka waara

0
51

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad guryaha xalka waara loogu wareejinayay ilaa 50 qoys oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah.

Munaasabada gurhaya lagu wareejinayay waxaa goobjoog ka ahaa Madaxwayne kuxigeenka 1-aad ee dowlad goboledka Jubbaland ayadoona dadka guryaha la siiyay ay qaab baqtiyaana nasiib ku heleen Guryahaasi.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here