Wararka Barakacayaal ku nool kaamka Kunaso Baladweyne oo codsaday in loo gurmado By Radio Waamo - September 6, 2024 0 122 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool kaamka ku naso ee maagalada Baladweyne ayaa wajahaya xaalado beni’aadanimo,kuwaasoo ay ka mid yahiin Guryo iyo Raashiin la’aan. Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/09/MOWLIIID-WARKA-Barakacayaal-ku-nool-kaamka-Kunaso-ee-Baladweyne-oo-codsaday-in-gurmad-lala-soo-gaaro-1.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X