Barakacayaal ku nool Kaamka Baraawe 1 ee magaalada Kismaayo oo ka waramay duruufo dhanka nolosha ah oo soo wajahay

0
367

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dadka danyarta ee ku nool Kaamka Baraawe 1 ee ku yaallo magaalada Kismaayo,ayaa ka cabanaya duruufo soo wajahay,Qoysaskaan ayaa ka soo barakacay Deeganada Gosha ee dhaca Waqooyiga Kismaayo.

Qaar ka mid ah dadkaan barakacaaysha ah ayaa sheegay in ay soo wajahday duruufo adag oo dhanka nolasha ah, waxa ayna Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Hay’adaha gargaarka ka codsadeen in la garab istaago.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here