Barakacayaal ku nool Kaamamka Baydhabo oo ka faa’ideystey Beero loo Maalgeliyey

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa markoodi hore ay ahaayeen kuwa Beeralay ah balse dhibaaatooyin is biirsadey daraateed ay uga soo tageen deegaankooda hasa ahaatee weli waxay u muuqdaan kuwa diyaar u ah in ay ka faa’ideysan kara Fursadaha Wax soo saarka Beeraha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here