Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Horumuud qaybta Caafimaadka ayaa Olole Caafimaad oo isugu jiray Daaweeyn iyo Wacyigelin u sameeyay Barakacyaal ku nool Kaam Qaboobe islamarkaana ku yaalo duleedka Waqooyiga Magaalada Baladweyne.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooa diyaarisay.