Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacyaashaan oo ku nool kaamamka Cadaani, Buulo gaduud iyo If iyo Aakhro oo ku yaalo duleedka Galbeedka magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan, ayaa xilligaan wajahaya duruufo nololeed oo aad u adag.
Baahiyaha ay xilligaan wajahaan Barakacyaashaan waxaa kamid ah hoy la’aan, Cuno yari iyo Waxbarasho la’aan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.