Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Tababarada Caafimaadka ee United ayaa olole Caafimaad oo isugu jiray Wacyigelin iyo Daweeyn ka sameeyay Kaamka Xasan Qurax op ku yaalo Xaafada Kutiinbo ee Magaalada Baladweyne.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.