Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in loo dhiso xarumo caafimaad

0
134

Kismqayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka Gabooyo 1 oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa xiligan waxaa ka jira baahi dhanka caafimaadka ah iyadoo kaamka ay ku jiraan haween badan oo gaaray xiliga dhalmada kuwaasi oo aanan heeysan daryeel caafimaad oo ku filan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here